Kalafoge Logo
KaLaFoGe Web Design & Hosting

Contact us on:

+254-722255597

Recent Works

  • Speanut
  • angelic
  • angelic
  • angelic
  • angelic
  • angelic

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Kalafoge Web Design wuxuu ogeysiinayaa dhamaan website-leyda Soomaaliyeed ee isticmaasho 'Social' Kaasoo ah plugin markii aad webkaaga qoraal ku daabac kaa saacideynayo in facebook-yadada usii gudbinayo, in bisha February, 10 2016 laga tiri doono gudaha wordpress-ka dibna uusan usii shaqeyn doonin..

Sidaa awgeed Kalafoge Web Design ayaa waxey kuu diyaarisay plugin u shaqeynayo sida Social kaasoo si buuxdo kaaga caawin doono inaad ka maaranto Social sidaa awgeed hadii aad u baahan tahay lasoo xiriir emailada kaga muuqdo website-ka kalafoge.com ama kalafogedesign@gmail.com

Kalafoge Web Design wuxuu ku balan qaadayaa wixii cilad ah aad wajahdo xiliga aad isticmaaleysid plugin-ka aan kuu hagaajinay inaan kaa caawin doono haduu EEBE Qadaro..

MAHADSANIDIIN

 

Web Design

Kalafoge Web Design waa shirkad dhisto naqshadaha website-yada kuwii hore, kuwii dhexe, iyo kuwii ugu danbeeyay, waxaa ka howl galo qabiiro in mudo ah kusoo dhex jirtay sida loo maareeyo websiteyada nooc walbo aay ahaadaan.

Kalafoge Web...

Web Hosting

Kalafoge Web Design And Hosting Waxaad Ka Heli Kartaa hosting baaxad weyn oo aad kuu qanciyo xawaaraha webkaagana saa'idinayo, waa hosting aad isku haleyn karto faa'idadiisana aad dareemi karto markii aad noqoto isticmaale ka mid...

Training Online

Kalafoge Web Design waa shirkad dhisto naqshadaha website-yada kuwii hore, kuwii dhexe, iyo kuwii ugu danbeeyay, waxaa ka howl galo qabiiro in mudo ah kusoo dhex jirtay sida loo maareeyo websiteyada nooc walbo aay ahaadaan.

Kalafoge Web...

Fikradaha

Runtii Kalafoge Design Waxey Ii Dhiseen website la yaqaano howl fiicana weey ii qabteen arinkaasina aad baan ugu mahad celinayaa waa Team aad iyo aad shaqadooda ugu firfircoon

-- Muktar Ahmed
+254-722255597